Muuse Suudi oo Shaaciyay Sababta uu u neceb yahay Madaxweyne Farmaajo !!

Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa cadeeyay in uu neceb yahay siyaasada iyo hab dhaqanka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, waxa uuna shaaciyay sababta keentay in uu naco Madaxweynaha. Muuse Suudi oo hadal ka jeediyay xarunta Aqalka sare ayaa sheegay in uu neceb yahay Madaxweynaha Soomaaliya, waxa uuna cadeeyay in naceybka uu u qabo Madaxweynaha uusan … Continue reading Muuse Suudi oo Shaaciyay Sababta uu u neceb yahay Madaxweyne Farmaajo !!